Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso

Mararka qaar aad rabto inaad ereyo barato waxaad kusoo xusuusan kartaa dhexeeye iyaga ka dhexeeyo, marka dhexeeyahaas aad ku xifdiso si sahlan ayaad usoo xusuusan kartaa kalmadahakale oo dhxeeyahaas uu ku jiro.

Ereyo English dhexeeyaha "win" kuu sahlaya inaad xifdiso
Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso

Ereyo English oo uu ku jiro dhexeeye isu keenaya, dhexeeyahaas waa ereyga “WIN“, sida jadwalkan aad ka arkayso:

EnglishArabicSomali
winيفوزguulaysanaya
twinتوأمmataan
winkغمزةiljabin
windرياحdabeyl
wingجناحgarab/baal
wineخمرkhamro
windyعاصفdabeyl leh
windowنافذةdaaqad/ dariisho/ shubaako
winnerالفائزraaye/ guuleyste
winterشتاءjiilaal

Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K

Leave a Reply