Su’aasha: Sxb hal qof sidee looga xirtaa online kaaga bal iisheeg / Qof adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga. Jawaabta: WhatsApp ma aha sida Facebook Messenger oo kale adoo online ah inaad qofkii aad rabto iska xiri kartid, laakin hab ayaad sameyn kartaa inaad block saarto ilaa aad ka […]
