Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo

Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo Riyada: Waxaa ku riyooday anigoo laygu dhufanaayo gubad dab ka sameysan waa dhoola cadeynayay waana socday gubadiina wey igu dhaceysay waana gubtay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dad dhib wata Waxaana laga yaabaa in aad isku dhacdaan qof aad ku kalsoonayd ama been in lagaa […]
Riyada labo banooni iyo gabar cad oo ibta naaska jirkeeda ku dhegan

Riyada labo banooni iyo gabar cad oo ibta naaska jirkeeda ku dhegan Riyada: waxan Ku riyoday anigo banooni dheelaayo banooniga waxu aha Midka cad iyo Madowga ah aad ayuu u booboodaaye kadibna waxa arkay banoonigi banooni aan ahayn oo qafiif ah banooni tabaryar oo ahayn kii oo waxan leyahay aaway banooni kale kadib waxan arkay […]
Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay

Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay Riyada: Asc walal waa maxay riyada ciyaarta kubada cagta ama banooni waqti habeen mugdi ah waxa ila ciyaaraya 2 gabdho oo ila dhashay iyo walaashey ninkeeda markaan kubada ama banooniga ciyaarayno aad ayaan u kala fognahay oo iskuma muuqano xitaa. Fasirka: Riyada cayaarta kubadda cagta ama banoonida waxay tilmaamaysaa […]
