Riyada mas madow barbar cad leh

Riyada mas madow barbar cad leh

Riyada mas madow barbar cad leh Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga ayaa waxaan arkay ma’s madaow barbar cad leh waxan arkayay madaxiisa oo qudha mid yar oo u eeg wuu la socdaa waxay joogaan store aqalka walaalkay ayaan u yeedhay kaalay dil waanu waynay hadana waan arkay isagoo jooga sariirtayda wuu […]

Riyada maska cadeyska ah aan dhagax ku dhufanayno

Riyada maska cadeyska ah aan dhagax ku dhufanayno

Riyada maska cadeyska ah aan dhagax ku dhufanayno Riyada: Sheikha waxan ku riyodey mas.cadeys ah o ano gabar habo u ahay isla jogana ba lugaheyga hosded ku arkay mas badis iegayo marka sa u gadalobsade ba arkay asa boday gawadhan habo u ahay I xambareysa markiba maska wilal iska.socdo aday anigu gawadha wan cararne maskiba […]

Riyada mas yar oo cad iyo mas madow

Riyada mas yar oo cad iyo mas madow

Riyada mas yar oo cad iyo mas madow Riyada: Waxaan Ku riyooday Musqusha gurigayga mas midabkisa cad iyo madow ah isku jira. A an madaxiisa an arkin ee lakin an u jeedo Qeebtisa Dambe Nuux sanayso mel dhar saranyihiin ayu Ku jiray laakin mid yar camal laakiin san aad u yarayn ayu ila ahaa ano […]

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo Riyada: Waxan ku riyooday anoo masaajidka joogo qeybtiisa weeso qaadka anoo wesaqadanaya waxaan arkay mas weyn oo midabkoosa jaalo iyo cadan wana mas dheer diibka ka qawana kdb 3 mar aa ileygeyga micida ah ku qawana oo waa dila kadib waxan ku tura mesha biyaha wesaqadka marayen ana waa […]

Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran

Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday mas cad oo xariq madow madaxa ku leh maska saaxib ayu ila aha garabkeyga ayu sarnay wan so qabtay wuxu isku duubay calacasha gacanteyda waxa arkay asago afka ila radina inu i cuno ayu raba madaxa ayan darbiga ug dhuftay wuxuu koray saqafka guriga ane ul ayaan madaxa uga […]

Waxan ku riyooday anoo eryanaya mas cad

Waxan ku riyooday anoo eryanaya mas cad

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday anoo eryanaya mas cad meel qari ah oo dhagax badan oo isna iga baxsanaayo oo kolba meel iga galaayo ana aan wax la dhacayo oo aan dili Karla ahay marka aan wax ku dhufo is iraahdana hoosta iga soo galaya ana aan dib uga boodayo Kadib wuxu ila galay meel […]