Riyada labo banooni iyo gabar cad oo ibta naaska jirkeeda ku dhegan

Riyada:

waxan Ku riyoday anigo banooni dheelaayo banooniga waxu aha Midka cad iyo Madowga ah aad ayuu u booboodaaye kadibna waxa arkay banoonigi banooni aan ahayn oo qafiif ah banooni tabaryar oo ahayn kii oo waxan leyahay aaway banooni kale kadib waxan arkay gabar fadhida irida dukan waxay ahayd gabar cad lakin Jirkeda u Ku dhagana nas ibtiisa lakin ibtaas waxay ahayd yacni fashion camal ibtaso oo aad u yar tar markas ayan dhahay maxay ahayd waxan markase I tiri waxan nagtas ba Wayledahay nagta ay i tilmamayso on Aqaan kadib kadib waxay iga codsatay inaan buskid wax u eg u gado ana wan u gaday on u keenay oo iride fadhida.

Riyada labo banooni iyo gabar cad oo ibta naaska jirkeeda ku dhegan
Riyada labo banooni iyo gabar cad oo ibta naaska jirkeeda ku dhegan

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa wixii ay tilmaamaysay riyadii hore ee labada dooli midka caddaa oo weynaa iyo midka tacbaanka ahaa, sidoo kale meeshan labo banooni ayaa taalo mid cad oo fiican iyo mid khafiif ah, laakin waxaa la socota gabar oo ibta naaska oo xabadka ugu dhegan, riyada waxay tilmaamaysaa xaalkaaga iyo nolosha aad ku sugan tahay waxaa laga yaabaa arrimo in aad faraha la gali doonto kuwaas oo wax fiican kuula muuqda, ibta naaska meesha ku dhegan waa astaan tilaamayso wax fake ah ama wax khiyaano ku jirto, arrimahaas taxdar ka qab riyada waa digniin lagaaga digayo dad inaad wax la wadaagto dadkaas oo isugu jiro kuwo daacad ah iyo kuwo aan daacad ahayn.

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo

This dream indicates what the previous dream indicated, the two rats, one large and white and the other small, and also in this place there are two rabbits, one white and good and one thin, but accompanied by a girl with a nipple attached to her chest. The dream indicates your situation and the life you are in. You may be involved in matters that seem good to you. The nipple attached to the place is a sign that indicates something fake or deceitful. Be careful of these matters. The dream is a warning to people to avoid sharing things with those people, both honest and dishonest.

Leave a Reply