Fasirka riyada jiir guriga lagu dhex dilayo

Fasirka riyada jiir guriga lagu dhex dilayo Riyada: Asc wr wbr walal ilaahey haku barakeeyo waxan Ku riyooday hurdo anigoo kasoo kacay sariirteyda jiifka meeshan kasoo kacay waxaa kasoo baxay jiir markaan Dil isdhahay wuu iga cararay wiilkeyga ilmaha u ween Ayaan Ku dhahay ii qabo jiirka wuu Ku istaagay xaga danbe EE seenta Ayan […]
Riyada diinka ama diidiinka asoo guriga soo galayo

Riyada diinka ama diidiinka asoo guriga soo galayo Riyada: scw walaal qofka haduu arko diin oo guriga soo galayo diinka ma weyna qaabkiisa wuxuu soo qalayaa guriga wuxu ka imanayaa banaaka marka fadlan riyadaas ha lay fasiro Fasirka: Diinka ama diidiinka waxaad u taqaanaba waxaa lagu fasiraa qof suuban oo Alle caabudaya oo, riyada waxay […]
Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo Su’aasha: waxaan Ku riyoday dooli cad oo wayn oo cunaaya dooli yar gudaha darbiga daaqadayda kadibna wan u dhawaday ano rabo inan dilo wuu baxsaday waxuu ka baxay daaqada oo xiran laba bir isku imadan meel ciriiri ah balsa waxa la yabanay dooliga wax cunayo waxuu ahaa […]
Riyada jiirka kugu Soo ordaya

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday jiir ama dooli oo igusoo ordaya oo raba in hoosta uu iga galo anigana inaan iska qabto Ayaan rabaa ugu dambeyn intaan qabto Ayaan derbiga ku dhufanayaa Si Ficil ah ayaan u sameenayaa arinkaas anoo kasoo Hambabaray hurdada waxaan shitay light-ka waxna ma arkin hurdada ayaan isaga noqday markii dambana […]
Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena

Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena Su’aasha: Asc Xalay waxaan arkay Riyo qarow u eg waxaa igusoo cararay Jiir ama dooli oo hoosta IGA Soo geli raba gaar ahaan labadeyda lugood dhexdooda inuu Xubinka taranka inuu iga geli rabo aniguna inaan iska qabto Ayaan rabaa markii dambe intaan iska qabtay ayaan derbiga ku garaacay oo […]
Riyada labo dooli ul lagu dilayo

Su’aasha: Asc wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyrakum. Hooyo ayaa waxey ku riyootay labo dooli oo isku diba maryeynayo saliga ama sijaayad sida u taqanid markas ul ayey ku dhufatay weyba dhinten. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay ka adkaan doonto dad cadow ah oo wax ka hallayn rabay, waliba dadkaas waa dumar oo […]
Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo Su’aasha: waxan kale oon ku royoday dooli qeebta dambe ka noqday barelaaso oo yacni ka dhintay qeebta dambe madaxa ka nool qof ayaa saaray bir qooti dooliga si u isii dhamestiro. Jawaabta: Doolliga ama jiirka guud ahaan wuuxuu tilmaamayaa meel barwaaqo ah oo ay cunto badan taallo, qofkii […]
