Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa

Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa

Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo wata dhuxul damisa ama la isticmaalay kadibna nadamiyay markaas ayaan tagay meel meherada waxaan ku iri dhuxusha markaa qoryaha ka damisaan weelkaa iigu shuba kadib mar kale ayaan ku soo laabtay meheradii mise weelkii waxay iigu shubeen dhuxul caadiya oon la isticmaalin markaa ayaan […]

Riyada Xaflad ilmo dhashay iyo dab dambas noqday

Riyada Xaflad ilmo dhashay iyo dab dambas noqday

Riyada: Waxan Ku riyoday dhoor mar xaflad ama mel duco ka jirto e la isku imaday – habeen hore waxan Ku riyoday anigo xafadayda la isku imaday iyado ay jogan dad an magaladan wada jogno on garanayo iyo war kale o xafadayda ka fog si inu dhashay wiil oo wax la karinayo dadka ay u […]

Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan

Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan

Su’aasha: Asc wllo wad mahadsantihn bahdina durur media Riyadan waxa iga codsatey inan inad idinso gadhsiyo si ad ugu fasirtan Waxn ku riyodey ano wado marayo waxn so gadhey meel uu yaaalo danbas iyo dab isku jira danbaska waxan ka WADA marku dabku dhamado wuu basa ,kadib dadku wey marayen mesha lkin anu bila kabo […]