Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

Su’aasha:

Asc webka daruur.com waxan rabaa inan wax ka ogaado malabka maacun ee turkida sameyso iyo wax tarkiisa.

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka
Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

Jawaabta:

Malabka loo yaqaano ” Themra Macun honey ” oo Turkey laga keeno, malab kaliya ma aha waxaa ku jiro geedo badan oo xoojiya kacsiga wuxuu kor u qaadaa dareenka qofka sidoo kale wuxuu tayo u yeelaa biyaha shahwada, waana wax dabiici ah oo aan dhibaatiooyin kale wadanin, sidoo kale qofka wuxuu siiyaa firfircooni iyo awood wuxuu ka qaadaa caajiska uu ka dareemo jirkiisa.
Waliba waxaa ku jira geedka Ginseng oo lagu tiriyo dhirta ugu fiican xagga awoodda raganimada, waliba ginseng waxaa lagu daaweeyaa dadka biyaha shahwadooda ay daciif tahay oo aan haweenka uureyn karin, marka malabka Macun wuxuu wataa geedkaas iyo geedo kale, teeda kale kaliya raga wax uma taro xataa dumarka dareen xooggan ayuu siiyaa, haweenka dareemo qaboobanaanta xiliga raaxada sariirta.

 

Astaamaha Malabka Saafiga Lagu Garto

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More