Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso

Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso

Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso Riyada: Waxan ku riyooday ano ilma yar xambaarsan oo sadex nin oo qorya wata oo hubaysan la dagaalamaya midkasta markaan qabto waxan odhanayay Allow igaga filaw kadib sadexdiiba waan ka guulaystay weliba waxay rabeen inay ilmaha iga qaataan oo dad layso diray bay ahaayeen ilmahana anigu […]

Riyada wiil aan dhalay oon iku dhacsan nahay

Riyada wiil aan dhalay oon iku dhacsan nahay

Riyada wiil aan dhalay oon iku dhacsan nahay Riyada: Asc sheekh waxaa jiray wiil aan dhalay oo aan isku dhacnnay mudo sanad iyo dheeraad maanu wada hadal waxaan ku riyooday habeen dhaweyd isagoo soo waysaystay oo masaajid kasoo baxay oo I ag taagan hadana shalay subixii maraan seexday waxaan ku riyooday isagoo maxadaxa iga dhunkanaya […]

Riyada wiilka yar quruxda badan

Riyada wiilka yar quruxda badan

Riyada wiilka yar quruxda badan Riyada: Waxan ku riyode anigu wiil yar qurux badan heysto aniga dhalay oo niyada iska dhaayo gawarna gorma dhalaysa wil aba heysada wilkane aba dhashay lkn gwr heysta garob ahay Fasirka: Waxaad helaysaa qof ku caawiyo oo garabkaaga taagan Riyada waxay tilmaamaysaa mustqbal wanaagsan Waxayna u badan tahay mal labaad […]

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta ayaan waxaan arkay walaashay kala hooyo aanu nahay waan ka dhuuntay hadan mid kale ayaan arkay waan salaamay waxay igu tidhi waxaynu leenahay shir ee u wada yeedh hablaheeni anagoo dhan ayaa soo wada […]

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta Riyada: Asc bahda daruuro waxaa ku riyooday xalay gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta ani dabaq saarnaa iyadane guri iga hooseeyo ay jiftay Fasirka: Riyada waxaa laga fahmayaa gabadhaas iyo adiga inaad isku nolol aad tihiin waxyaalo badan aad wadaagi doontaan, wax badanna uu […]

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh Riyada: Walaal xalay waxaan ku riyooday anigoo jooga meel ay gabadhi ku foolanaysay gabdhabaa markii laga dhalinayay goob joog ayaan u ahaa kadib waxay dhashay wiil yar oo qurux badan lkn ilko ku dhashay ilkihiisuna dhamaystiranyihiin oo ay simanyihiin dadkii oo dhan ayaan wada yaabannaa oo aan aniguna ku […]

Fasirka riyada ilmo yar oon aad u jeclahay oon cayaarsiinaayo

Fasirka riyada ilmo yar oon aad u jeclahay oon cayaarsiinaayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday habeen dhexdaas anigoo cayaarsiinaayo ilmo yar oo aan dhunkanaayo isla riyada dhexdeeda waxaan aaminsanahay inaan canuga dhalay markaasa jacaylka aan ilmaha yar u qabo darteed aan la ilmeeyey maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Waa bishaaro inshaa Allaah mustaqbalka farxad iyo barwaaqo ayaad ku noolaanaysaa, riyada ilmaha la cayaarsiinayo waa farxad […]