Daawada jilcisada diinta waxa ay ka qabto

Daawada jilcisada diinta waxa ay ka qabto Su’aasha: Walal jilcisada timaha xukunkeedu muxuu yahay? Jawaabta: Daawada timaha lagu jilciyo haddaysan ka samaysnayn wax xaaraan ah ama nijaas ah wax dhib ma laha mana soo galayo qofkii sidaas sameeyo dadka khalqiga Ilaahay doorinaya, maxaayeelay ma aha wax joogto u baddalaya timaha waa kaliya wax laysku qurxiyo […]
