Sababaha janada lagu galo oo kooban Marka hore waxaad ogaataa Jannada dhab ahaan in lagu galo naxariista Alle. Camalka waa sabab kaliya, ee ha u malaynin camalaaga inuu jannada ku geynayo. Ilaahay SW ayaa ku waanfujinaya camalka suubaan oo jannada lagu gali karo. Markaas khaatumada ayaa laguu toosinayaa markaas ayaad galaysaa janada. Halkaan ayaan kugu […]
