Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo

Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo Riyada: Riyada 1aad waxaa ku riyooday anigo qiyamaha taagan laygu dhahaayo janada gala malagu xisaabinaye kadibna janada dhaxdeeda koob caane ah ku cabaayo riyada 2aad waxaa ku riyooday aniga iyo 2ilmo dhalay dharka u dhaqaayo welina ma guursan Fasirka: Riyada koowaad iyo riyada labaad xiriir ayaa ka […]
Sababaha janada lagu galo oo kooban

Sababaha janada lagu galo oo kooban Marka hore waxaad ogaataa Jannada dhab ahaan in lagu galo naxariista Alle. Camalka waa sabab kaliya, ee ha u malaynin camalaaga inuu jannada ku geynayo. Ilaahay SW ayaa ku waanfujinaya camalka suubaan oo jannada lagu gali karo. Markaas khaatumada ayaa laguu toosinayaa markaas ayaad galaysaa janada. Halkaan ayaan kugu […]
Naagaha dunida ma xuurulcayn baa laga dhigayaa aakhiro

Su’aasha: Waxaan rabey inaad igaga jawaabtaan Gabdhaha Aduunyada joogo ee aakhiro janada gali doono xuural ceyn miyey noqonayaan ma nin koodi uun baaa la raaxeysan doona mise niman kale haduu ninku Ahlu jano yahay Jawaabta: Naagta adduunka ku nool oo jannada gasho Xaaladdeeda waa afar xaaladood middood: 1- naagta dhimatay oo aan guursanin iyo naagtii […]
