Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig Maanta waxaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Sheekh ka mid ah culimada mad’habka imaam Shaafici ee soomaaliya Waa Shiikh Cusmaan Sh Cumar Sh Daawuud Culusow Sheekha Ilaahay ha u naxariistee wuxuu ahaa sheekh caan ah oo lagu bartay akhriska kutubta diinta. Wuxuu soo saaray arday iyo xer aad u […]
