Maqdaca “oa” wuxuu ka galaa ereyada afka ingiriiska qaarkooda waxaana ka mid ah ereyadaas ereyadan soo socda

Waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali

The letter “oa” is used in some English words, including the following words

Translated into Arabic and Somali

EnglishSomaliArabic
goalgoolهدف
goatri’عنزة
roadwaddoطريق
loanamaahinيقرض
loadxambaaridيحمّل
foamxumboرغوة
boatdoonمركب
floatsabbaynيطفو
soapsaabuunصابون
roastsolanمشوي
toastdubanمحمص
Afka Ingiriiska labada maqdac "oa" iyo "ai" meelaha ay galaan
Afka Ingiriiska labada maqdac “oa” iyo “ai” meelaha ay galaan

Ereyadan iyagana waxaa galay maqdaca “ai”

EnglishSomaliArabic
mailboostoبريد
taildibذيل
rainroobمطر
sailmaaxidيبحر
jailxabsiسجن
traintareenقطار
brainmaskaxدماغ
plaincadصريح
haildaaweynيشفي
maidadeegeخادمة
gainfaa’idoمكسب
mainmuhiimرئيسي
laincaadiعادي
grainqamadiقمح
stainceebوصمة
draindhameynاستنزاف
painxanuunألم
vainmadhalaysعقيم
chainsilsiladسلسلة
againmar kaleمرة اخرى

 

Learn English

 

Leave a Reply