Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Caadada gacanta sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba

Caadada gacanta sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba Qofka marka uu soo qaangaaro wuxuu dareemayaa waxyaalo ku cusub jirkiisa siiba xubnaha taranka, wuxuu arkayaa isabaddalo waaweyn ku lasoo gudboonaanaya jirkiisa Caadada gacanta ayay keeni kartaa arintaas. Wiil hadduu yahay waxaa isbaddala codkiisa, wuxuu noqonayaa cod weyn oo doobe ah, sidoo kale waxaa u […]

Categories
Siyaasa - politics

Doorashada Gaas iyo sawirka Amin Arts

Doorashada Puntland Wali waxaa socda weerarka Farshaxanka weynaa ee Amin Arts, amin arts wuxuu haystaa wali Abdiwali Gaas. Waxaa la sheegay in saameys weyn uu ku leeyahay sawirkan dad badan ka mid ah reer Puntland. sidoo kale waxaa maanta la sheegayaa inay adag tahay inuu helo Gaas xukunka mar kale. dead badan ayaa kasoo baxay […]

Categories
News

Meel ka tirsan China oo lagu xanaaneeyo hal bilyan barambaro

Dowladda China oo dhaqaalaynayso Bilyan barambaro Warkan waxaa laga yaabaa inuu kaa yaabiyo, hala yaabin adduunka dadka ku nool aad bay u kala duwan yihiin. meesha waa meel lagu barbaariyo barambarada, waxay ku taallaa dalka china, waxaa loogu talaggalay in laga gado maqaayadaha qaar iyo shirkadaha daawooyinka, barambaradan waxaa loo keenaa cuntooyinka kasoo hara makhaayadaha […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo iyo Xasan Sheekh maxay ku kala duwan yihiin

Marka laysu barbardhigo labadan qof waxaad ogaanaysaa waxyaalo badan inay ku kala duwan yihiin. Farmaajo wuxuu mar walba sheegaa inaysan soomaali dowlad soo marin tii Siyaad Barre kaddib Xasan Sheekh wuxuu aaminsan yahay inuu isaga soo celiyay dowladnimadii burburtay sanadka 1991. Farmaajo marka uu qabtay xukunka aad buu usoo kordhay qaraxa ka dhacaya dalka siiba […]

Categories
News

MD Farmaajo oo soo dhoweeyay wiilasha uu dhalay wariye Cawil Daahir Salaad

MD Farmaajo oo soo dhoweeyay wiilasha uu dhalay wariye Cawil Daahir Salaad Madaxweyne Farmaajo ayaa soo dhoweeyay carruurta uu ka tagay wariye Cawil Daahir Salaad. Cawil oo ku dhintay qaraxa tiyaarka magaalada Muqdisho agtiisa ka dhacay, kaasoo ay soo qaadeen kooxdan al-shabaab. cawil wuxuu u shaqeynayay talafiishanka caalamiga ee Uviversal TV , cawil waxaa la […]

Categories
Bulsho Society

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay Jacaylka 20 jirka iyo guurka degdegga Qofka markuu yar yahay oo wali uusan qaadan mas’uuliyad ma fahmo dhabta, dhalinyarada ka yar labaatanka waxay u malaynayaan jacaylka inuu yahay hadal. gabar haddii ay dhahdo wiilka 20ka jira : waan ku jeclahay aboowe isagoo dhan adduunka ayaa la wareegsanayo, wuxuu u […]

Categories
Bulsho Society

Geed aad u macaan badan malab oo kale ah

Geed aad u macaan badan malab oo kale ah Geedka Muryada loo yaqaano ama dhafaruur waa geed caan ah, oo ay dad badan soomaali ah yaqaanaan, geedkan aad buu macaan badan yahay, mirahiisa waa sida sawirka ka muuqato. dhacaan buu leeyahay oo malab oo kale ah, waxaa laga yaabaa dad badan oo soomaali ah inay […]