Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland

Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland Amin arts iyo Deni mar kale. wuxuu soo sawiray Amin arts Deni oo aasi raba dastuurka Puntland oo dhan. Waxaa meesha ka muuqata inuu fulinayo dano kale oo aan dn ugu jirin maamulka Puntland. Amin arts maalmahaan wuxuu saaran Yahay Saciid Deni wuxuu ka sameeyay sawiro […]
Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay

Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay Saciid Deni oo ah Xaakimka Puntland ayaa sawir laga sameeyay. Amin arts qofkii uu dabada galo way u dhammaatay kama soo harayo ilaa uu kagaga takhaluso. Sawirkan oo si daran ugu faafay baraha bulshada. Deni oo dameerka ka dhacayo dadna ay soo jiidayaan. tolow maxaa la dhihi karaa […]
Dil toogasho ayaa lagu xukumay kuwii ku kacay dilka iyo kufsiga

Dil toogasho ayaa lagu xukumay kuwii ku kacay dilka iyo kufsiga Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sadexdii Nin ee loo heystay Kufsigii iyo dilkii gabadhhii yarayd Caasho ilyaas, maxkamadda sare iyadoo ku raacday Go’aankii labadii Maxkamadood ee hore. Labo ka mid ah ragga la xukumay ayaa walaalo ah,waana maxkamadii ugu […]
Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland

Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland Taariikh nololeed kooban : Madaxweynaha cusub ee puntland wuxuu sannadkii 1966-dii ku dhashay Magaalada Muqdisho, sannaddii 1972dii wuxuu waxbarashada hoose/dhexe ka bilaabay dugsiga hoose/dhexe ee Muqdisho, 1980kii ilaa 1984kii wuxuu dugsiga sare ku qaatay Sheekh Xasan Barsame- Muqdisho halka 1986dii ilaa 1990kii uu Jaamacadda Ummadda ka […]
Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Deni

Waxaa ku guuleystay xukunka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka raayay Cabdiwali Gaas dad badanayaa ku farxay oo kasoo horjeeday Cabdiwali gaas Saciid Cabdullaahi Deni oo loo malaynayo inuu yahay qof degan oo xigmad sama leh
Musharaxa Puntland oo Amin Arts taageersan yahay

Amin arts oo sawir ku muujiyay musharaxa uu taageersan yahay oo ka mid ah dadka isusoo sharaxay madaxweynenimoda Puntland. Amin arts oo sheegay inuu yahay Eng. Maxamuud Xasan Jebeiye qofka keliya hantidiisa ugu deeqay shacabka reer Puntland. Amin Arts oo dhowr sawir ka sameeyay Cabdiwali Gaas iasgoo ku haysta inuu yahay qof hantida gobolkaas liqay. […]
Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya

Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya Farashaxalaha caanka ah amin arts oo wali ku dheggan Abdiwali Gaas, gaas oo ah qof inta badan mucaarad ku ah Dowladda federaalka, amin arts waa la garanayaa siyaasadda uu ku socdo, wixii dowladda kasoo horjeeda ayuu isna kasoo horjeedaa. sawirada uu soo sawiro ayaad ka garan […]
