Categories
Siyaasa - politics

Madaxda gobolada hal hal ayaa loo diray

Sawirkan inta ku jiro way wada baxeen keliya waxaa soo haray Axmed Madoobe tolow Farmaajo iyo khayre si fiican miyay cayaarta u wadaan garoonka waxaad moodaa in si fiican ay u qabsadeen baaska iyo koornada dhacayso waad la yaabaysaa sawiradan isku fiiri bal markaas ayaad fahmaysaa

Categories
News

Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland

Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland Taariikh nololeed kooban : Madaxweynaha cusub ee puntland wuxuu sannadkii 1966-dii ku dhashay Magaalada Muqdisho, sannaddii 1972dii wuxuu waxbarashada hoose/dhexe ka bilaabay dugsiga hoose/dhexe ee Muqdisho, 1980kii ilaa 1984kii wuxuu dugsiga sare ku qaatay Sheekh Xasan Barsame- Muqdisho halka 1986dii ilaa 1990kii uu Jaamacadda Ummadda ka […]

Categories
News

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Deni

Waxaa ku guuleystay xukunka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka raayay Cabdiwali Gaas dad badanayaa ku farxay oo kasoo horjeeday Cabdiwali gaas Saciid Cabdullaahi Deni oo loo malaynayo inuu yahay qof degan oo xigmad sama leh

Categories
News

Barambaro badan oo Xaramka kusoo fakatay xalay

Barambaro badan oo Xaramka kusoo fakatay xalay Xalay ayaa lala yaabay waxaa soo fakatay barambaro badan waxaa la keenay 138 qof oo ka mid ah dadka la dagaallama cayayaanka waxaa lala yaaban yahay waxa soo fakiyay barambaraas tirada badan sawirada halkan ka arag sidoo kale muuqalkana daawo ilaa iyo hadda lama oga sababta keentay arrintas […]

Categories
Bulsho Society

Cuntada Soomaalida ay caanka ku tahay

Cuntada Soomaalida ay caanka ku tahay Soor waa cunto oo soomaali ay caan ku tahay. laakin dad badan ayaa ka xishooda soorta taas waxaa sabab u ah jaahilnimada dad baan oo soomaali ay hayso. cunto xalaal ah ma aha waxa laga xsihoodo ama wax laga faano. soor iyo bariis iyo baasto waa cunto oo siman […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin Arts iyo Baska Gaas ku kaxaynayo maamul goboleedyada

Mar kale iyo amin arts oo soo sawiray Gaas oo kaxaynaya gaari ama bas lugaha la’ waxaana saaran baska Axmed Madoobe iyo Xaaf Amin arts oo sawirka ku muujinaya Gaas inay u dhammaatay. Gaas oo raba mar kale in la dorto taasoo laga yaabo inaysan dhicin sawirka amin arts aad buu meel fog u taabanayaa […]

Categories
Siyaasa - politics

Musharaxa Puntland oo Amin Arts taageersan yahay

Amin arts oo sawir ku muujiyay musharaxa uu taageersan yahay oo ka mid ah dadka isusoo sharaxay madaxweynenimoda Puntland. Amin arts oo sheegay inuu yahay  Eng. Maxamuud Xasan Jebeiye qofka keliya hantidiisa ugu deeqay shacabka reer Puntland. Amin Arts oo dhowr sawir ka sameeyay Cabdiwali Gaas iasgoo ku haysta inuu yahay qof hantida gobolkaas liqay. […]