Sawirkan inta ku jiro way wada baxeen keliya waxaa soo haray Axmed Madoobe

tolow Farmaajo iyo khayre si fiican miyay cayaarta u wadaan

garoonka waxaad moodaa in si fiican ay u qabsadeen

baaska iyo koornada dhacayso waad la yaabaysaa

sawiradan isku fiiri bal markaas ayaad fahmaysaa

madaxda maanta
madaxda maanta
madaxda somaaliyeed
madaxda somaaliyeed

Xaaf iyo shariif iyo gaas

Leave a Reply