Farmaajo waqtigiisa haduu dhamaaday maxaa loogu yeeri karaa

Farmaajo waqtigiisa haduu dhamaaday maxaa lagu tilmaami karaa ama loogu yeeri karaa

Su’aasha: Madaxweyne farmaajo wixii isniinta 8 February waxaa ka dhacaayo sharciyadii madaxweyne ee uu dastuurku u siiyey diintu maxay ka qabtaa mar haduu dalka galaayo firaaq dastuureed oo qoladii madaxweynaha ka soo hor jeeday ay rabaan in kursiga uu ku fadhiyo ay xoog kala wareegaan arintaas diinteenu maxay ka qabtaa. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa […]

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo Amin arts aad buu u rifayaa raggan oo lagu tuhunsan yahay dalka inay iibsadeen. mar kaste amin arts wuu soo sawiraa iyagoo maanta dabadhilif u ah shisheeye. tolow amin arts maku saxsan yahay sawirada uu ka sameynayo dadkan? teeda kale dad badan ayaa ku haysta amin arts sida […]

Madaxda gobolada hal hal ayaa loo diray

Xaaf iyo shariif iyo gaas

Sawirkan inta ku jiro way wada baxeen keliya waxaa soo haray Axmed Madoobe tolow Farmaajo iyo khayre si fiican miyay cayaarta u wadaan garoonka waxaad moodaa in si fiican ay u qabsadeen baaska iyo koornada dhacayso waad la yaabaysaa sawiradan isku fiiri bal markaas ayaad fahmaysaa

Shariif Sakiin iyo Amin arts- lacag iyo siyaasad- Money and politics

shariif sakiin iyo amin arts sheekada maanta

Shariif Sakiin iyo Amin arts- lacag iyo siyaasad- Money and politics When money mixes politics, the pen will be weapon marka lacagta ay ku dheehanto siyaasadda qalinkana wuxuu noqonaa hub Amin arts oo maalmahan saaran shariif sakin, taasoo laga fahmayo sawirada uu soo saarayo farshaxanlaha caanka ah ee amin arts, shariif sakin ayaa rabo mar […]

Siyaasadda adag ee Soomaali ka jirta – The difficult policy in the Somali conflict

amin arts iyo shariifka

Somali politics, have gone through different stages, and are getting worse Siyaasadda Soomaaliyeed, marxalado kala duwan ayay soo martay haddana waa sii xumaatay Siyaasadda Soomaali ka jirta, waxay isugu xiran tahay qaab yaab badan, dad badan ayaa kasoo horjeeda shariif sakiin dadna way taageersan yihiin. soomaalida inta badan iskuma taageeraan mabda’ waxay isku taageeraan labo […]