Categories
Caafimaadka Health

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada Guud ahaan jirka markuu dareemo xasaasiyad ama waxyaalo uu dhibsanayo qofka wuxuu isku arkayaa cuncun. marka cuncunka inta badan wuxuu ka dhashaa nadaafad darrada, gaar ahaan meelaha laablaabka jirka, sida kilkilaha iwm. marka qofka uu xoqo meesha cuncuneysa  waxaa laga yaabaa inay guduudato ama nabro yaryar ay yeelayo. waxaa […]

Categories
Sheeko Story

Fikirka Yahuudda iyo midka Carabta qiso gaaban

Babbaanbax ayaa wuxuu ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka oo Israel lagaga soo horjeedo. Waxaa lagu qabtay waddo dheer oo hal supermarket keliya ku yaallo oo uu leeyahay nin Yahuudi ah. dhalinyar ka mid ah dadka bannaanbaxaya ayaa galay Subermarketka waxay weyddiiyeen inuu hayo calanka Falistiin si ay u qaataan marka ay bannaanbaxa […]

Categories
News

Bandhigga beeraha Baladweyne

Soomaali waxyaalo badan ayay caan ku tahay. waxayna leedahay dhul barwaaqaysan waa dal aad u qiime badan soomaali. marka maanta laga hadlo dalkeena lama soo koobi karo waxa jira. sawirada bandhig lagu soo bandhigay waxsoosaarka beeraha baladweyne Bandhiggan waxaa lagusoo bandhigay beeraha soomaaliyeed qeyb ka mid ah Furuudka iyo qudaarta laga soo saaro.     […]

Categories
News

Xasan Aadan Samatar Farmaajo muxuu ka rabaa

Farmaajo iyo Khayre  waxay soo dhoweeyeen Fanaanka caanka ah Xasan Adan Samatar. dad badan ayaa baraha bulshada soo bandhigay oo isweydiiyay Farmaajo iyo Khayre waxay soo celin la’yihin amniga Muqdisho waxay taraysaa inay  ku fanaan waxyaalo aan faan ku jirn. Qofka masuulka ah waxaa laga rabaa inuu ka fikiro dalka iyo dadka waxa ay u […]

Categories
News

Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Islaamka oo maanta dad badan ay raadinayaan, markastoo weerar lagu qaado waxaa soo galaya diinta islaamka dad badan,  9/11/ marka maraykanka ay dhacday waxaa soo islaamay dad badan oo aan ogeyn inay jirto diinta islaamka. weerarada dambe ee labada masjid dalka New Zealand waxay keeneen dad badan inay diinta islaamka soo raadiyaan.   Haweeney caddaan […]

Categories
Bulsho Society

Gabdhaha lacagta jecel dhibka kaaga imaan karo haddaad guur rabto

Gabar ayaa hadal soomaalida ay la yaabeen tiri. Waxay sheegtay marka nin ay is shukaansanayaan waxaa laga rabaa ninkaas inuu bixiyo lacag xilliga ay is shukaansanayaan. Waxay taas ka waddaa hadalka ninka markuu naag la sheekaysanayo ninka wuu ku raaxaystaa. Marka waxay leedahay bilaash inuu ku raaxaysto ma aha. Waa inuu lacag bixiyaa. Sida la […]

Categories
News

Ardayda Jaamacadda New Zealand sidey aadaanka u dhegeysteen

Weerarka ka dhacay New Zealand oo muslimiinta dhibaato weyn loogu geystay ayaa waxyaalo badan soo raacay. waxaa ka mid ah intaas qof inay maqlaan aadanka muslimiinta. taas oo keenaysa dad badan inay Islaamka iweydiiyaan taasna waxay keenaysaa inay dad badan diinta islaamka soo galaan. gaalkii xumaa oo geystay dilka foosha xumaa ayaa wuxuu sameeyay wax […]