Dhadhamiska cuntada bisha soonka waa arrin ay fiican tahay in layska ilaaliyo. haddii aad awooddo inaad qiyaasto cusbada cuntada way fiican tahay. laakin haddii lagama maarmaan ay tahay inaad dhadhamiso waad dhadhamin kartaa. laakin waxaa shardi ah inaadan ku xeeldheeraanin dhadhamiska. haddii aad ku xeeldheeraato dhadhamiska soonka ayuu kaa jabiyaa. dhadhaminta waa inay noqotaa carrabka […]
