Categories
News Sawirada

Xisbiga Tiir barnaamijkiisa 2021-ka

Waa maxay xisbiga Tiir? Waa xisbi siyaasadeed oo raba inuu soomaali usoo celiyo awoodda iyo qiimaha ay lahaan jirtay burburka kahor. Waxaa madax ka ah Ing Saalax Sheekh Cusmaan Muuse oo ah siyaasi weyn  jagoojin badan soo qabtay wuxuu ahaa marka ugu dambeysay wasiirka howlaha guud Shirkan waxaa lagu soo bandhigayay barnaamijka xisbiga Tiir ee […]

Categories
News

Scholarship waxbarasho free ah Sacuudiga bixinayo

Scholarship waxbarasho free ah Sacuudiga bixinayo Scholarship waxaa bixinaysa Jaamacadda Boqor Cabdilcaziiz oo jidda ku taallo waa full Scholarship Bisha waxaa la siinayaa ardayga 1900 riyaal sacuudi Marka uu tago waxaa la siinayaa 1800 riyaal sacuudi Daryeel caafimaad lacag la’aan ah ayuu leeyahay Deegaan oo cunto la socoto ayuu helayaa 4000 riyaal sacuudi dadka PHD […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Astaamaha qofka siigeysta lagu garto

Astaamaha qofka siigeysta lagu garto Astaamaha  siigaysiga, siigada waxay ka mid tahay waxyaalaha aan u rooneyn qofka inuu barto, qofka marka uu soo qaangaaro oo uu kacsi dareemo haddii  qof diin iyo caqli ku filan aan lahayn wuxuu galayaa badda seegada, taasna wiil iyo gabar way ku dhacaan. marka qofka hadduu siigeysanayo waxaa lagu gartaa […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Astaamaha malabka saafiga lagu garto

Astaamaha malabka saafiga lagu garto Malabka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha aad laysugu khiyaano. laakin malabka saafiga astaamo buu leeyahay way adag tahay inaad hesho malab saafi ah oo aan wax kale lagu darin. laakin waxaa jira calaamado lagu garan karo malabka saafiga ah Calaamadda koowaad: malabka ku dhibci warqad, haddii ay dhuuqdo malabka saafi […]

Categories
News

6 Diyaarad ay Iran soo ridday sawirradooda

Diyaaradahan waa kuwa lagu hago remote Wakaaladda wararka ee Faaris ayaa soo bandhigtay diyaaradaha ay Iran soo ridday oo Maraykanka uu iska lahaa Diyaarada RQ170 Waxaa lasoo riday 4/12/2011 Waxayna qabteen iyadoo aan wax gaarin Diyaarada MQ-1C iyadana waxaa lasoo riday seddex sano kahor Diyaarada SHADOW 200 iyadana waxaa lasoo riday marka ay gashay cirka […]

Categories
Sheeko Story

Nacaska sida loo qabto qiso cajiib ah

Nacaska sida loo qabto qiso cajiib ah Professor ayaa jaamacad cashar ka bixinayay, isagoo casharka wado ayaa fooriyay mid ka mid ah ardayda, professor ayaa weydiiyay arday wuxuu yiri yaa fooriyay? Qof u sheego ayuu waayay  shib ayay wada dhaheen Professerka casharka ayuu dib u bilaabay  mar labaad ayaa la fooriyay. ardayda ayuu weyddiiyay haddana […]

Categories
News Sawirada

Joash Onyango oo ah laacib kenyaan ah da’idiisu laysku haysto

Joash Onyango oo ah laacib kenyaan ah da’idiisu laysku haysto Laacibkan Magaciisa waxaa la dhahaa Joash Onyango, waxa uu ka tirsan yahay xulka qaranka dalka  Kenya ee ka qeybgalaya ciyaaraha Afrika. 2019 lagu qabanayo dalka Masar  Da’diisa waxaa lagu sheegay 26  adiga siduu kula yahay Sawirada markaad eegto ayaad ogaan kartaa ama aad qiyaasi kartaa