Diyaaradahan waa kuwa lagu hago remote
Wakaaladda wararka ee Faaris ayaa soo bandhigtay diyaaradaha ay Iran soo ridday oo Maraykanka uu iska lahaa

Diyaarada RQ170

blank
Waxaa lasoo riday 4/12/2011
Waxayna qabteen iyadoo aan wax gaarin

Diyaarada MQ-1C

blank
iyadana waxaa lasoo riday seddex sano kahor

Diyaarada SHADOW 200

blank
iyadana waxaa lasoo riday marka ay gashay cirka Iran seddex sano kahor
Diyaarada SCAN EAGLE

blank
waxaa lasoo riday 2/12/2012

Diyaarada RQ-11 – Aero Vironment

blank
waxaa lasoo riday seddex sano kahor

RQ-4 Global Hawk

blank
iydana waxaa lasoo riday 20/6/2019 markay kasoo kacday kaddib dalka Imaaraadka
waa diyaarad aad u hormatsan oo qiimaheeda lagu sheegay 200 milyan doolar.

Leave a Reply