Astaamaha qofka siigeysta lagu garto
Astaamaha siigaysiga, siigada waxay ka mid tahay waxyaalaha aan u rooneyn qofka inuu barto, qofka marka uu soo qaangaaro oo uu kacsi dareemo haddii qof diin iyo caqli ku filan aan lahayn wuxuu galayaa badda seegada, taasna wiil iyo gabar way ku dhacaan.
marka qofka hadduu siigeysanayo waxaa lagu gartaa kelinimo iyo gooni u bax dadka marka uu qaabilayo wuxuu dareemayaa yaxyax iyo cabsi, wuxuu u malaynayaa dadka inay arakayeen markuu siigaysanayay, sidoo kale wuxuu noqonayaa qof aad u hilmaan badan, wuxuu illoobayaa waxyaalo badan oo uu nolosha kala kulmayo, seegada waxay aad u weerartaa maskaxda qofka waxay ku riddaa cudurka illowga, kalsooni darada , qofka siigaysa wax ma baran karo.

calaamo kale ayaa jirto qofka marka uu guursado lagu garto, taas oo ah inuu xaaskiisa aad ugu raaxaysan waayo, wuxuu ka helaa inuu siigaysto oo musqusha galo, teeda kale biyabaxa degdeg ayay leedahay, xaaska way dareemi kartaa ninkan inuu siigaysan jiray.
dumarka dhib nafsi ayay u keenaysaa sidoo kale inaysan ku raaxaysanin galmada dabiiciga ah, gabadha waxay ka doorbidaysaa inay faraha isgaliso marka galmada socoto, geedka ninka faraha ayay ka jeceshay, taasna waa raadka siigada. gabdhaha siigeysta aad uma jecla galmada ama raaxada sariirta dabiiciga ah, dumarka xun oo naagaha kale damco oo loo yaqaano lesbiyaan waa kuwa siigada kuwaashay, kaliya waxay rabtaa inay hesho qof faraha iwm. ugu raaxeeyo.
siigada waa dariiq aad u xun oo dhalinyarada meel xun ku rideyso. Inta dhibkan aan kuu imaanin ku dadaal inaad iska dhaafto caadada sirta ah:
1-المبادرة بالزواج عند الإمكان
2- الاعتدال فى الأكل والشرب كسرا للشهوة
3- العمل بحديث: “يا معشر الشباب من استطاع منكم الباءة فليتزوج ، فإنه أغض للبصر وأحصن للفرج ومن لم يستطع فعليه بالصوم فإنه له وجاء”
4- البعد عن كل ما يهيج الشهوة كالاستماع إلى الأغانى الماجنة والنظر إلى الصور الخليعة ، مما يوجد بكثرة فى الأفلام بالذات
5- توجيه الإحساس بالجمال إلى المجالات المباحة ، كالرسم للزهور والمناظر الطبيعية غير المثيرة .
6- تخير الأصدقاء المستقيمين
7- الانشغال بالعبادة عامة
8- عدم الاستسلام للأفكار
1- in guurka lagu degdego
2- cuntada iyo cabitaanka in la dhexdhexaysto.
3- In lagu camafalo xadiiska:
(Dhalinyarooy qofkii awoodo guurka ha guursado, maxaayeelay isagaa aragga u laabid badan farjigana u ilaalin badan, qofkii aan awoodin ha soomo , maxaayeelay wuxuu u yahay gooyn)Bukhaari iyo Muslin ayaa wariyay
4- In laga fogaado wixii shahwada kicinaayo.
5- Dareenka quruxda in lagu wajaho waxyaalaha xalaasha ah sida sawiritaanka ubaxyada iyo muuqaalada dabiiciga oo aan shahwada kicinin.
6- In la doorto saaxiibada toosan
7- Cibaadada in lagu mashquulo guud ahaan.
8- Inaan loo hoggaasamin afkaarta.
