Waa maxay xisbiga Tiir?

Waa xisbi siyaasadeed oo raba inuu soomaali usoo celiyo awoodda iyo qiimaha ay lahaan jirtay burburka kahor.

Waxaa madax ka ah Ing Saalax Sheekh Cusmaan Muuse oo ah siyaasi weyn  jagoojin badan soo qabtay wuxuu ahaa marka ugu dambeysay wasiirka howlaha guud

Shirkan waxaa lagu soo bandhigayay barnaamijka xisbiga Tiir ee 2021-ka

 

Muuqaalka oo video ah halkaan ka daawo:

https://www.facebook.com/rashka.Midnimo/videos/10214759233074627/

Leave a Reply