Categories
News

RW Khayre oo Cadaado wax yaab leh kula kulmay

RW Khayre oo Cadaado wax yaab leh kula kulmay Soomaali waa dad hal abuur leh waxaa laga helaa dad badan oo wax soo saari kara. soomaalida haddii ay waa hore midoobi laahaayeen maanta waxay sameyn lahaayeen hubkooda iyo daawadooda iyo gawaaridooda. tusaale ahaan marka aan soo qaado kacdoonka Iran ee dhacay 1979 wuxuu ka dhigay […]

Categories
News

Gabar Soomaaliyeed duulinaysa diyaarad Muuqaal Video

Gabar soomaaliyeed oo duulinaysa diyaarad ayaa baraha bulshada ku faaftay. Ahmed Moallim Fiqi   barta Facebook ayuu video soo dhigay wuxuuna ku  qoray hadalkan:   Captain Yaasmin waa gabar Soomaaliyeed oo aan shalay diyaarad ay pilot ka tahay aan ka soo raacnay Mogadishu oo u socotay magaalooyinka Jowhar, Cabuudwaaq iyo Gaalkacyo. Waxay intii aan saarnayn […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha

Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha Raaxada dalka taallo waa raaxo aad u macaan badan. laakin waxaa la la’yahay dad ka faa’idaysto. raaxada dadka waxay ku badaleen qaxar iyo kadeed. Dadka soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan rafaad iyo dhib ayaa daba taagan. Taasna rag iyo dumar yar iyo weyn oday iyo habar dhamaan […]

Categories
News Sawirada

Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho

Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kaga qeyb galaya Guriga Dowldda Hoose ee Xamar munaasabad lagu maamuusayo sannad guurada 59-aad ee ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi ee dalka. Munaasabaddan ayaa furitaan u ah Toddobaadka Xurriyadda Dalkeenna iyada oo maalmaha 26ka Juun ilaa 1-da Luulyo ay […]

Categories
News

Messi nin u eg 20 naag been u sheegay

TV-ga Insolite TV wuxuu soo bandhigay wiil u dhashay dalka Iran oo lagu magacaabo Rida Barestesh inuu been u sheegay 20 hablood isagoo iska dhigay inuu yahay laacibka arjantiiniga caanka Lionel Andrés Messi Ninkan labaatanka dumar intuu qaabkaas ku soo jiitay ayuu la tuntay. waxaa la sheegay dumarka marka ay ogaadeen inuu yahay ninkan Messi […]

Categories
News

Scholarship Dalka Canada jaamacadda WILFRID LAURIER UNIVERSITY

Scholarship Dalka Canada jaamacadda WILFRID LAURIER UNIVERSITY Jaamacadda WILFRID LAURIER UNIVERSITY waa la asaasay 1911 waa jaamacad ku taallo dalka Canada. Waxay u ogoshahay ardayda ajaanibta ah inay wax ka bartaan qaab online ah iyagoo adeegsanaya Internetka. waxaad ka gali kartaa jaamacadda webka ay ku leedahay internetka   https://wlu.ca/future-students/admissions/international/index.html Halkan ayaad ka akhrisan kartaa shuruudaha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay Waxaa la sheegay qofka la sixray ama il hayso wuxuu arkaa riyooyin cabsi badan leh. riyooyinkaas oo ah kuwa aan loo adkeysan karin qofka hurdada ayuu kasoo boodaa wuxuuna dareemayaa naxdin jirkiisana wuxuu ka arkayaa dhidid badan Sixirka qofka qaabab badan ayuu uga soo muuqanayaa, waxaa ka mid […]