TV-ga Insolite TV wuxuu soo bandhigay wiil u dhashay dalka Iran oo lagu magacaabo Rida Barestesh inuu been u sheegay 20 hablood isagoo iska dhigay inuu yahay laacibka arjantiiniga caanka Lionel Andrés Messi

Ninkan labaatanka dumar intuu qaabkaas ku soo jiitay ayuu la tuntay.
waxaa la sheegay dumarka marka ay ogaadeen inuu yahay ninkan Messi fake ah dacwad ayay kusoo oogeen.
waxaa la sheegay ninkan inuu aad ugu eg yahay laacibka Lionel Andrés Messi
Maxay tahay cayaarta Yoga halkey kasoo jeeddaa
Iranian is like an Argentine player Lionel Andrés Messi
Insolite TV has revealed that an Iranian man named Rida Barestesh lied to 20 women by pretending to be the famous Argentine footballer Lionel Andrés Messi
The man seduced the twenty women and then raped them.
It is said that when the women found out that he was the fake Messi, they filed a lawsuit against him.
It is said that the man closely resembles the footballer Lionel Andrés Messi
