Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Waxaa la sheegay qofka la sixray ama il hayso wuxuu arkaa riyooyin cabsi badan leh.
riyooyinkaas oo ah kuwa aan loo adkeysan karin qofka hurdada ayuu kasoo boodaa wuxuuna dareemayaa naxdin jirkiisana wuxuu ka arkayaa dhidid badan

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay
Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Sixirka qofka qaabab badan ayuu uga soo muuqanayaa, waxaa ka mid ah riyada naxdinta leh.
wuxuu arkaa qofka waxyaalo aan suurtagl ahayn, madax go’san oo ordaya ama isagoo dhiig cabbaya ama isagoo madaxiisa la gooyay dabada ordaya, ama isagoo meel fog laga soo tuuray.
riyada sixirka tusto waa mid aad usoo noqnoqota.
waxaa riyadaas sabab u ah shaydaanka sixirka la shaqeeya oo qofka sixiroolaha soo diray.

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay
Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

saan ognahay sixirka waa arrin diinta khilaafsan qaarkii wuxuu gaaraa gaalnimo marka uu la xiriiro shayddaan ama shirki.

haddii aad isku aragto riyoyinka cabsida leh waxaa lagaaga baahan yahay, inaad Qur’aan isku akhriso iyo adkaarta Nabiga SCW kasoo aroortay, shayddaanka aad buu uga cabsadaa Quraanka.
Riyada cabsida leh mararka qaarkooda qofka waxay ka dhigaysaa qof naftiisa halis galinayo, cabsi daraaddeeda ayuu u noqonayaa mid jirran oo cuntada ka fogaanaya, jirkiisa wuu daciifaa, adduunka oo dhan ayaa la xumaanaya.
hurdada waa meesha lagu nasto qofka marka uu soo daalo, haddii qofka si joogto ah uu u arkayo riyo xun wuxuu nacayaa hurdada mar kaste uu sariirta tago wuxuu soo xusuusanayaa riyada maskaxdiisa ku sawirantay.
marka haddaad aragto riyo naxdin leh oo kugu soo laablaabanayso ogow inaad u baahan tahay Quraan iyo duco iyo cibaadada inaad ku dadaasho.

 

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

It is said that a person who is bewitched or possessed by a witch sees very scary dreams.
These dreams are unbearable and the person jumps out of sleep and feels shocked and his body sweats a lot.
Magic manifests itself in a person in many ways, including a scary dream.
The person sees impossible things, a severed head running or drinking blood or running with his head cut off from behind, or being thrown from a distance.
The dream that shows magic is very common.
The reason for this dream is the devil who works with magic and sent the person who is bewitched.
As we know, magic is a matter that contradicts religion, some people reach disbelief when they contact this devil or polytheism.
If you find yourself in scary dreams, you need to read the Quran and the power of the Prophet PBUH, the devil is very afraid of the Quran.
A scary dream sometimes makes a person risk his life, because of fear he becomes sick and avoids food, his body becomes weak, and the whole world is bad.
Sleep is the place where a person rests when he is tired, if a person constantly sees a bad dream, he hates sleep, every time he goes to bed he remembers the dream that was pictured in his mind.
So if you see a scary dream that keeps coming back to you, know that you need the Quran, prayer, and worship to strive for it.

Leave a Reply