Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha

Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha
Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha

Raaxada dalka taallo waa raaxo aad u macaan badan.

laakin waxaa la la’yahay dad ka faa’idaysto.

raaxada dadka waxay ku badaleen qaxar iyo kadeed.

Dadka soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan rafaad iyo dhib ayaa daba taagan.

Taasna rag iyo dumar yar iyo weyn oday iyo habar dhamaan waa lagu jiraa.

Dalka soomaaliya waxyaalo badan ayuu leeyahay oo maanta dalalka qaarkooda dunida aysan haysanin.

sawiradan eeg cuntada noocyadeeda kala duwan qudaarta furuudka hilib waxasoo dhan waa nimco Soomaalida Ilaahay siiyay.

Nolol ayaa taallo dalkeena laakin soomaalida ayagaa isu diiddan nolosha raaxada leh.

dhamaantooda waxay ka helaan inay leen iyo qurbo nolosha ku dhumiyaan.

dalkoodana ay hagaajisan waayaan, xasidnimo aan xad lahayn ayay ka dhigteen shaqo.

qabiilba qabiilka kale ayuu riixaa, labo qof soomaali ma arkaysid aan is xasdaynin.

diinta waa la sheegtaa laakin laguma dhaqmo, beenta biyo oo kale ayaa loo cabbaa.

Raaxada dalkooda marka ay soo saaran waayeen rafaad ayay ka qaadeen qurbaha.

dumarkooda dibadda ayay ku yaaceen dharka ayayna dhigteen, habro lixdanka dhaafay ayaa is qaawiyay  qayilaad ku waashay.

soomaali maxaa ku dhacay yaa dareemaya waxa soomaali haysta.

wixii fikir aad ka qabto hadalkan kusoo qor hoos

 

Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka

 

Somalia’s food, fruits, vegetables and meat

The comforts of the country are very sweet.

But there are no people who can benefit from them.

They have replaced the comforts of the people with hardship and stress.

Wherever Somalis are, suffering and hardship follow them.

And this includes men and women, young and old, old and young.

Somalia has many things that some countries in the world do not have today.

Look at these pictures, the different types of food, vegetables, fruits, meat, all of which are blessings given to Somalis by God.

There is life in our country, but Somalis deny themselves a comfortable life.

They all enjoy making money and expatriates waste their lives.

And they cannot improve their country, they have made it a job of boundless jealousy.

One clan pushes another clan, you will not see two Somalis who are not jealous of each other.

Religion is preached but not practiced, lies are drunk like water.

When they could not bring comfort to their country, they took suffering from the diaspora.

They rushed their women abroad and put on their clothes, women over sixty stripped naked and went crazy with jealousy.

What happened to Somalis? Who feels what Somalis have.

Write your thoughts on this statement below

Leave a Reply