Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kaga qeyb galaya Guriga Dowldda Hoose ee Xamar munaasabad lagu maamuusayo sannad guurada 59-aad ee ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi ee dalka.
Munaasabaddan ayaa furitaan u ah Toddobaadka Xurriyadda Dalkeenna iyada oo maalmaha 26ka Juun ilaa 1-da Luulyo ay yihiin maalmo qiimo weyn ku leh sooyaalka ummadda Soomaaliyeed iyo halgankii gobonnimo doonka.
sawirada halkaan ka daawo
sida la og yahay wali Somali iyo Somalilnad isuma imaanin laga soo bilaabo 1991-kii.
xafladda Juunyo magaalada aad baa loogu soo qeybgalay
The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Mohamed Abdullahi Farmajo, is currently attending an event at the Lower Government House in Hamar to commemorate the 59th anniversary of the independence of the Northern Regions of the country.
This event marks the opening of our country’s Independence Week, with the days of June 26 to July 1 being days of great significance in the history of the Somali nation and the struggle for independence.
See the photos here
As is known, Somalis and Somalis have not met since 1991.
The June event in the city was well attended
