Riyada aadan ordi karin adoo lagu daba socdo

Su’aasha: Bahda webka Daruur waad ku mahadsan tihin sida aan noogu adeegaysan aad ban uga helay webkan qimaha badan, runtii webka dad badan ayaa u bahan su’aal ayan qabaa oo ah riyada qof kusoo racdaysanaya oo aadan ordi karin maxaa lagu fasiri karaa dadka dhan way kaa ordayaa kaligaaga ayaa soo haraya. Jawaabta: Riyada noocaan […]
Fasirka riyada fowdo dalka ka dhacayso

Su’aasha: Walaal waxa aan ku riyoodey dalka oo foodo weyn ka dhacday xabado la isku ridayo dadka shacabka ahine ee marba dhinac u ordayaan aniga xitaa dhinacayga aan ka ordayo kadib 3 quf ayaa isoo bursaneysa wax hub ah ma wataan anigane waan ka cararayaa waxaan ka korayaa meel buur ah kii isku daya buurtaa […]
Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo awr i eryanaayo oo ila dagaalamayo walina uu rabo inuu ugu durduriyo. Jawaabta: Riyada noocan ah waa riyo tilmaamayso dhibaatooyin inay kulasoo gudboonaanayaan. Waliba waxay noqonayaan arrimo walbahaar kugu ridayo, riyada geel ama awr kusoo weerarayo ma aha riyo fiican waa riyo […]
Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa

Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo dhex taagan guri ay ka buuxaan masas waaweyn iyo kuwo yaryar, masaska waaweyn guriga gudihiisa oo kore bay ka soo laalaadaan kuwa yaryar guriga bay meel kaste daadsan yihiin waxayna intooda badan isku dayayaan inay i cunaan ama i qaniinaan. Jawaabta: Riyada […]
Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay Waxaa la sheegay qofka la sixray ama il hayso wuxuu arkaa riyooyin cabsi badan leh. riyooyinkaas oo ah kuwa aan loo adkeysan karin qofka hurdada ayuu kasoo boodaa wuxuuna dareemayaa naxdin jirkiisana wuxuu ka arkayaa dhidid badan Sixirka qofka qaabab badan ayuu uga soo muuqanayaa, waxaa ka mid […]
Riyada nafta dhaawac u geysata

Riyada marka ay tahay mid u xun dadka qaar waxay u geysataa dhaawac nafsi ah. Riyooyinka xun xun siiba kuwa qof si kedis ku arko oo uu naxdin lasoo boodo isagoo wadnihiisa aad u shaqeynaya. Riyooyinkaas inta badan waxay la xiriiraan cabsi iyo walwal uu qofka ku sugan yahay, inta badan waxaa arko dadka naftoodiya […]
Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto

Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto Riyada axaadista sida ay Sheegtay waxay ka timaadaa labo meel meesha koowaad waa xagga Ilaahay, riyadaas waa mid suuban sida axaadiista ay ku sheegtay. Waana riyo bishaaro xambaarsan, waana riyo dhab ah, ama riyo digniin ah, oo addoonka Ilaahay lagaga digayo waxyaalaha qaarkooda. Riyada kale waa midda ka timaada xagga […]
