Categories
Sharxidda Axaadiista

Xadiiska qeybaha iimaanka sheegay

Xadiiska qeybaha iimaanka sheegay Xadiithkan waxaa lagu tiriyaa axaadiithta ugu caansan Islaamka waa xadiith kutub badan kusoo arooray. Wuxuu tilmaamayaa ilaamka inuu dhowr waxyaabo u qaybsamo oo ay ka mid yihiin falaka suuban oo uu qofka sameeyo wanaagga uu ku hadlo dhammaan waxay soo hoos galayaan iimaanka. Laakin waxaa shardi ag qofka inuu haysto meesha […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Aadaabta fariisashada jidadka

Rag badan inay jidka fariistaan ayay faduuliyaan dadka soo mara jidka waxay dhibaan dumarka sidoo kale naagaha ayay jirkooda eegaan. Diinta islaamka way reebtay faduuliska dadka iyo qashqashaadka socotada. Xadiis aad u qiima badan ayaa kusoo arooray aadaabta looga baahan yahay dadka jidka fariista. Xadiiska wuxuu sheegay edebta laga rabo qofkii waddada fariista xadiiska waa […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Guryaha sida loo idan warsado

Diinta islaamka waxay xoogga saartay ilaalinta sharafta iyo cirdiga dadka Sidaa awgeed waxay reebtay qofka inuu galo guri uusan lahayn asoo aan loo idmin, sidoo kale inuu fiiriyo dadka ku jira. Maxaayeelay qofka marka uu eego guri dadow ishiisa waxay ku dhacaysaa waxyaabo aan la oggolayn in la arko. Haddii diinta arrintaas ay reebtay maxaad […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta Diinta islaamka waxay ku dhisan tahay wanaag iyo cadaalad iyo akhlaaq. Waa diin eegaysa dhinac walba oo qofka uu ku gaari karo wanaag iyo dhowrasanaan. Islaamka ma oggola in guryaha dadka in la galo idin la’aan sidoo kale in dadka si qarsoodi looga fiiriyo boqa iyo duleelka albaabka. […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Waa maxay dareen kacsi iyo sababaha xoojiya

Waa maxay dareen kacsi iyo iyo dooc waa maxay sababaha xoojiya Waa maxay dareen kacsi?  kacsiga waxaa laga wadaa dareenka la dareemayo xiliga noolaha uu u baahan yahay inuu u tago lamaanihiisa. dareenka marka uu xadka ka baxo waa la dhahaa carabiga shabaq:  wuxuu yiri ibnu manduur: (الشبق شدة الغلمة وطلب النكاح، يقال رجل شبق […]

Categories
Bulsho Society Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Sida loo idan qaato iyo diinta waxay ka qabto

Qofka uma bannaana inuu galo meel dad iska leeyihiin asoon idan warsanin haddaysan meesha ahayn meel dadka oo dhan loogu talagalay inay idan la’aan galaan. Diinta islaamka way reebtay in la galo guryaha dadka ama qof in loogu galo qol hadduu ku jiro asoon idan laga dalbanin. Taas oo dhan waxay tilmaamaysaa sida diinta ay […]

Categories
Bulsho Society

Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka praise and love

Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka praise and love Waxaan shaki ku jirin amaanta inay ka mid tahay waxyaalaha qofka kugu jeclaado. Qofka dabciga fiican oo dadka aan hadal ku dhaawicin waa la jeclaanayaa. Sidoo kale hablaha waxay ka qalbi jilecsan yihiin raga marka naagta hadal macaan lagu amaano durba way isbaddalaysaa waxay noqonaysaa qof […]