Aadaabta fariisashada jidadka

Rag badan inay jidka fariistaan ayay faduuliyaan dadka soo mara jidka waxay dhibaan dumarka sidoo kale naagaha ayay jirkooda eegaan. Diinta islaamka way reebtay faduuliska dadka iyo qashqashaadka socotada. Xadiis aad u qiima badan ayaa kusoo arooray aadaabta looga baahan yahay dadka jidka fariista. Xadiiska wuxuu sheegay edebta laga rabo qofkii waddada fariista xadiiska waa […]
