Xadiiska qeybaha iimaanka sheegay

Xadiithkan waxaa lagu tiriyaa axaadiithta ugu caansan Islaamka waa xadiith kutub badan kusoo arooray.

Xadiiska qeybaha iimaanka
Xadiiska qeybaha iimaanka

Wuxuu tilmaamayaa ilaamka inuu dhowr waxyaabo u qaybsamo oo ay ka mid yihiin falaka suuban oo uu qofka sameeyo wanaagga uu ku hadlo dhammaan waxay soo hoos galayaan iimaanka.

Laakin waxaa shardi ag qofka inuu haysto meesha ugu sarreysa oo ah shahaadateenka.

Wuxuu yiri rasuulka SCW :

(الإِيمَانُ بِضْـعٌ وَسَبْعُـونَ، أَوْ بِضْـعٌ وَسِتُّـونَ شُعْبَةً، فَأَفْضَلُهَا قَوْلُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّه، وَأَدْنَاهَا إِمَاطَةُ الأَذَى عَنِ الطَّرِيقِ ، وَالْحَيَاءُ شُعْبَةٌ مِنَ الإِيمَانِ)

(Iimaanka waa toddobaatan iyo dhowr ama lixdan iyo dhowr qeyb, waxaa ugu fiican oraahda laa ilaaha illallaah, waxaana ugu hooseeya in jidka qashinka laga leexiyo, xishoodkana waa qeyb ka mid ah iimaanka).

Xishoodka oo ka mid ah falalka qofka uu sameeyo oo inta badan dabciga raacsan ayaa soo galaya.

Marka qofka muslinka fal kaste oo wanaagsan marka uu sameeyo iimaankiisa ayaa ku kordha.

Xadiithka wuxuu ka mid yahay daliilyada tilmaamaya inuu iimaanka u qaybsamo seddex tiir rumeynta qalbiga iyo ku dhawaaqa carrabka iyo ku camalfalka diinta.

This hadith is considered one of the most famous hadiths in Islam, and it is a hadith that has been mentioned in many books.
It indicates that faith is divided into several things, including the righteous actions that a person does and the good things that he says, all of which fall under the category of faith.

However, it is a condition that a person must have the highest level of faith, which is the shahadah.
Modesty, which is one of the actions that a person does and which is mostly in accordance with nature, falls under it.

So, when a Muslim does every good deed, his faith increases.

The hadith is one of the evidences that indicates that faith is divided into three pillars: belief in the heart, declaration of faith on the tongue, and practice of religion.

Leave a Reply