Categories
News

Sow ma dhici karto in sababkan loo dilay Ing Yarisow

Sow ma dhici karto in sababkan loo dilay Ing Yarisow Ing Yariisow maalmo yar kahor wuxuu usoo celiyay haweeney soomaaliyeed oo guriga laga haystay dhowr sano, wuxuu siiyay furaheeda iyadoo aan shilin laga qaadanin, taas waa guul aad u weyn. marka lama fogaysanayo dadka guryaha xaqdarada ku haysta inay ka dambeeyeen dilkiisa si aan guryaha […]

Categories
News

Wiilka Ing Yariisow oo hadlay

Wiilka Ing Yariisow oo hadlay Wiil uu dhalay Ing. Yariwo oo lagu magacaabo Maxmed ayaa ka hadlay geerida aabbihiisa, wuxuu kusoo qoray barta Facebook tacsi  wuxuu yiri: إنا لله وإنا إليه راجعون Today the people of Mogadishu lose their Mayor; but I lost my Father. May Allah Grant him the highest rank of Paradise. Maanta […]

Categories
News

Yaa ka dambeeyay dilka Ing Yariisow?

Yaa ka dambeeyay dilka Ing Yariisow? Soomaali loollan adag ayaa ka jira, waxaa jirta qabyaalad aad u qurmuun, wax kastoo la fuliyo shabaab ayaa korka laga saaraa. waxaa isweyddiin mudan ma dhici kartaa in Ing Yariisow dilkiisa dad dowladda ka mid ah ay ka dambeeyaan?. Waxaa yaab badan Muqdisho dowladda oo leh anaa haysto haddana […]

Categories
News

Ing Yariisow taariikh nololeedkiisa

Ing Yariisow taariikh nololeedkiisa Cabdirahmaan Cumar Cusmaan oo aan ku ah Ing Yariisow. Waa siiyaasi soomaaliyeed oo kasoo jeeda beesha Abgaal . wuxuu ahaa Soomaalida ku nooleyd dibadda  wuxuu joogay dalka UK. Wuxuu soo galay siyaasadda soomaaliyeed dhowr jago ayuuna soo qabtay. Jagada ugu dambeysay uu hayay waxay ahayd  agaasimidda gobolka Banaadir. Wuxuu ku dhaawacmay […]

Categories
News Sawirada

Turkiga iyo Carabta tartanka ay soomaali ugu jiraan

Dowladda Turkiga oo ugu deeqday soomaali gawaari sida la og yahay dowladda Turkiga waaa dowladda kaliya usoo damqatay soomaali marka ay dhulka taallay dowladaha carabta hadda isku sheegaya inay soomaali caawinayaan waxay ku raaxaysan jireen dhibka soomaalida haystay dowladda Qatar waa tii diidday baasaboorka soomaali soomaalida waxay ku gali jireen baasaboor itoobiyaan sidoo kale dowladda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada hooyada qofka arko

Fasirka riyada hooyada qofka arko Hooyada waa asalka uu ka dhasho qofka qofka arko hooyo waxay tusinaysaa riyadaas dhimrin iyo naxariis sidoo faraj ayay u tahay qofka kurbeysan ama dhibban. haddii qofka uu arko hooyadiisa oynaysa waxay tilaamaysaa riyada qofka inuu xanuunsanayo. Haddii uu arko geerida hooyada ama hooyadiisa oo dhimatay iyadoo nool taas waxaa […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada

Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada Tobanka bisha dilxija waxay leedahay fadli badan aan lasoo koobi karin, fadligaas waxaa kusoo aroortay nusuus aad u fara badan oo tilmaamaysa camalka la qabanayo tobanka bisha dulxija inuu yahay camal aad u weyn oo barako badan leh ajir weynna laga helayo. Guud ahaan qofka muslinka waxaa laga rabaa […]