Shuruudda neefka udxiyada u degsan

Shuruudda neefka udxiyada u degsan Waa maxay udxiyo? الأضحية Maxay tahay shuruudda loo dhigay neefka udxiyada ah? udxiyo waa neef la gowraco maalinta ciidda carafo oo Ilaahay loogu dhowaada waa sunno mu’akkad ah culimada qaar ayaa waajib u arko. Aaaydo badan ayaa tilmaamay udxiyada iyo hadyiga la gowraco xajka, quraanka kariimka meelo badan ayay uga […]
Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada

Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada Tobanka bisha dilxija waxay leedahay fadli badan aan lasoo koobi karin, fadligaas waxaa kusoo aroortay nusuus aad u fara badan oo tilmaamaysa camalka la qabanayo tobanka bisha dulxija inuu yahay camal aad u weyn oo barako badan leh ajir weynna laga helayo. Guud ahaan qofka muslinka waxaa laga rabaa […]
