Sow ma dhici karto in sababkan loo dilay Ing Yarisow

Ing Yariisow maalmo yar kahor wuxuu usoo celiyay haweeney soomaaliyeed oo guriga laga haystay dhowr sano, wuxuu siiyay furaheeda iyadoo aan shilin laga qaadanin, taas waa guul aad u weyn.

marka lama fogaysanayo dadka guryaha xaqdarada ku haysta inay ka dambeeyeen dilkiisa si aan guryaha ay dadka ka dhaceen looga qaadin.

Ing Yariisow maalmo kahor ku wareejiyay
Ing Yarisow maalmo kahor ku wareejiyay

wax kaste shabaab ayaa loo saaraa, laakin way dhici kartaa beelaha qaar guryaha dadka leeyahay xoog ku haysta inay dileen, xaqiiqada Ilaahay baa og.

waxaan shaki ku jirin soomaalida badankooda ma rabaan qof daacad ah oo nabadda iyo cadaaladda ka shaqeeya.

Perhaps this is the reason behind the assassination of the mayor of Mogadishu

Eng Yarisow a few days ago returned a Somali woman who had been held captive in her house for several years, he gave her the keys without taking a shilling, that is a great achievement.
so I will not be dismissive of the people who hold the houses of the people who are behind his murder so that the houses that were robbed are not taken away.
everything is done for al-Shabaab, but it can happen that some clans who hold the houses of the people by force have killed them, God knows the truth.
there is no doubt that most Somalis do not want an honest person who works for peace and justice.

Leave a Reply