Wararka sheegaya xiriirka Soomaali iyo Israel dhexmari raba

Warar aan wali si fiican u caddayn ayaa wareegaya baraha bulshada, waxay sheegayaan in soomaali ay xiriir siyaasadeed la yeelan doonto Yahuudda, waxay leyihiin wararkaas waxaa la bilaabay sheekadaas markii uu Farmaajo madaxweynaha ahaa laakin ma aysan muuqanin, waxaa la sheegayaa haddana waxaa laga yaabaa inuu arrintaas dhammaystiro madaxweynaha ku guulaystay xilka madaxweynenimada 15 May […]
Muuqaalka Rooble oo baraha bulshada qabsaday

Waxaa ku faafay baraha bulshada muuqaalka ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble asoo la joogo masuul dalka Imaaraadka ka socda waxaa kaloo meesha ka muuqday wasiirka maaliyadda, meesha waxaa taallay lacagtii imaaraadka ay soomaali soo galiyeen oo garoonka Aadan Cadde lagu qabanayay. Rooble markuu soo galay meesha lacagta tiillay wuxuu sameeyay fal aan habboonayn inuu sameeyo nin […]
Turkiga iyo Carabta tartanka ay soomaali ugu jiraan

Dowladda Turkiga oo ugu deeqday soomaali gawaari sida la og yahay dowladda Turkiga waaa dowladda kaliya usoo damqatay soomaali marka ay dhulka taallay dowladaha carabta hadda isku sheegaya inay soomaali caawinayaan waxay ku raaxaysan jireen dhibka soomaalida haystay dowladda Qatar waa tii diidday baasaboorka soomaali soomaalida waxay ku gali jireen baasaboor itoobiyaan sidoo kale dowladda […]
Warar ayaa sheegaya qaraxa downlad ka dambeysay

Warar ayaa sheegaya qaraxa downlad ka dambeysay Warar laga soo xigtay sirdoon ayaa waxay sheegayaan qaraxa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho inay ka dambeyso dowladda isutagga imaaraadka. waxaa la sheegay dadka fududeeyay in la maro goobaha amaanka ee xarunta waxay ahaayeen dad u shaqeyn jiray ciidanka imaaraadka. wararka waxay sheegayaan in la rabay in la […]
Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta

Warar baa waxay sheegeen in dowladda Sacuudiga iyo midda Imaaraadka ay weerar ku hayaan gabadha soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ilhaan Cumar oo noqotay xildhibaanad maraykan. waxay afllagaaddeeyeen ilhan waxay ku sheegeen inay tahay addoon sidoo kale dadka soomaaliyeed inay yihiin addoomo. tasoo ka caraysiisay Sheekh Xasan Daheeye oo jawaab kulul siiyay maxamed bin Salmaan iyo […]
