Wiilka Ing Yariisow oo hadlay

Wiil uu dhalay Ing. Yariwo oo lagu magacaabo Maxmed ayaa ka hadlay geerida aabbihiisa, wuxuu kusoo qoray barta Facebook tacsi  wuxuu yiri:

إنا لله وإنا إليه راجعون

Today the people of Mogadishu lose their Mayor; but I lost my Father. May Allah Grant him the highest rank of Paradise.

Maanta dadka reer Muqdisho waxay waayeen Guddomiyahooda, laakin aniga waxaan waayay aabbahayga, Ilaahay darjo sare haka galiyo jannada.

Xigasho:  https://www.facebook.com/mofliyin125

The son of mayor of Mogadishu spoke

Ing. Yariwo’s son, Mohamed, spoke about his father’s death, posting a condolence message on Facebook, saying: “Today the people of Mogadishu lost their Governor, but I lost my father. May God grant him a high rank in heaven.”

Leave a Reply