Yaa ka dambeeyay dilka Ing Yariisow?
Soomaali loollan adag ayaa ka jira, waxaa jirta qabyaalad aad u qurmuun, wax kastoo la fuliyo shabaab ayaa korka laga saaraa.

waxaa isweyddiin mudan ma dhici kartaa in Ing Yariisow dilkiisa dad dowladda ka mid ah ay ka dambeeyaan?.
Waxaa yaab badan Muqdisho dowladda oo leh anaa haysto haddana alshabaab awoodda ay ku leeyihiin, marka waxaa surtagal ah dad dowladda ka tirsan inay gacansaar la leeyihiin kooxda alshabaab, wixii la rabo in laga takhaluso iyagaa loo adeegsadaa.
marka soomaalida dowladda matalaya dhamaan waxaa ka dhexeeya cadaawad qabyaalad ku salaysan mana laga yaabo inay ka tagaan, waayo haddii ay daacad isu noqon lahaayeen way ka adkaan lahaayeen cadowgooda siiba kan dibadda oo ka talinaya burburka dalka.
dilalka qorshaysan ka jira soomaali iyo qaraxyada ma yara waxay lug ku leeyihiin meelo fogfog.
teeda kale waxaaba jirto arrin kale oo yaab badan, qofka waxaaba laga dishaa jagada uu hayo magaalada Muqdisho, si qofka sugaya uu dhaqsi u qabto.
qaraxa lagu dilay Ing Yariisow waxaa lala yaaban yahay qaabka loo fuliyay meesha iyadoo amaankeeda la sheegay inuu aad u sugan yahay.
qaraxaas oo kale ma fulin karo qof aanxiriir la lahayn sirdoonka dowladda soomaaliyeed.
haddii ay tahay kooxda alashabaab kuwa ku nool miyiga iyo duurka sidey ku fulin karaan qarax noocan oo kale ah.
marka soomaali wax yar kama socdo.
Who was assassinated mayor of Mogadishu ?
Somalis are in a tough situation, there are very corrupt tribes, and whatever is done by al-Shabaab is blamed on them.
It is worth asking yourself, could it be possible that people from the government are behind the assassination of Ing Yarisow?
It is very strange that the government in Mogadishu says that it has it, and yet al-Shabaab has the power, so it is possible that people from the government are cooperating with al-Shabaab, and whatever is wanted to be eliminated is used by them.
So in Somalia, all those who represent the government have a tribal-based enmity between them and it is unlikely that they will leave it, because if they were honest with each other, they would have defeated their enemy, especially the one from outside who is controlling the destruction of the country.
The planned assassinations and bombings in Somalia are not uncommon, they are carried out in remote areas.
On the other hand, there is another very strange issue, a person is killed immediately from the position he holds in Mogadishu, so that the person waiting can take over quickly.
The explosion that killed Ing Yarisow is surprising in the way it was carried out in a place that was said to be very secure.
Such an explosion could not have been carried out by someone who was not connected to the Somali government’s intelligence.
If it is the Al-Shabaab group, those who live in the countryside and the forest, how can they carry out such an explosion?
So Somalia is not far behind.


