Ing Yariisow taariikh nololeedkiisa

Cabdirahmaan Cumar Cusmaan oo aan ku ah Ing Yariisow.

Waa siiyaasi soomaaliyeed oo kasoo jeeda beesha Abgaal .

wuxuu ahaa Soomaalida ku nooleyd dibadda  wuxuu joogay dalka UK.

Wuxuu soo galay siyaasadda soomaaliyeed dhowr jago ayuuna soo qabtay.

Jagada ugu dambeysay uu hayay waxay ahayd  agaasimidda gobolka Banaadir.

Wuxuu ku dhaawacmay qarax lala beegsaday xarunta Gobolka Banaadir.

waxaana fulisay qaraxa gabar lagu magacaabo Basiiro ama Basro oo indhoole ahayd.

lama oga inay iyada ka dambeysay ama in loo soo galiyay waxyaalaha qarxa boorsadeeda.

meesha waxaa ku geeriyooday dad badan.

Ing Yarisow marka uu dhaawacmay waxaa loo qaaday Magaalada doha ee dalka Qatar.

Dhowr maalmood kaddib ayuu dhaawaca la dhintay, ajashiisa ayaa meesha kusoo dhamaatay, Ilaahay ha u naxariiso

Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow

Biography of the mayor of Mogadishu Abdirahman Omar Osman Eng. Yarisow

Abdirahman Omar Osman, alias Ing Yarisow.

He is a Somali sheyasi from the Abgaal clan.
He was a Somali living abroad and was in the UK.
He entered Somali politics and held several positions.
The last position he held was the director of the Banadir region.
He was injured in a bomb attack targeting the center of the Banadir region.
The bomb was carried out by a blind girl named Basiiro or Basro.
It is not known whether she was behind it or whether the explosives were placed in her bag.
Many people died there.
When Ing Yarisow was injured, he was taken to Doha, Qatar.
He died of his injuries a few days later, his life ended there, may God have mercy on him

Leave a Reply