Mas’uuliyadda kaa saaran ehelkaaga iyo dadka kale Qofka mas’uuliyad weyn ayaa ka saaran ehelkiisa iyo qaraabadiisa iyo deriskiisa iyo dadka uu la dhaqmo, waxaa laga rabaa inuu munkarka ka reebo wanaaggana faro, sidoo kale dadka dhibanna inuu wax u qabto, masaakiinta inuu u kaalmeeyo, danyarta inuu garab istaago. Midda ugu horraysa waa inuu camalkaaga suuban […]
