Categories
News

Video muujinaya geel is qaba carabta isku casuumayso

Video muujinaya geel is qaba carabta isku casuumayso Carabta Khaliijka ku nool waxay caan ku yihiin zabta iyo casuumaadda, waxay u arkaan inay tahay wax lagu faano, lakin waxay sameeyaan khaladaad oo aan adduunka laga aqoonin. waxaa ka mid ah khaladaadka cunto xadka ka baxsan inta la kariyo ayaa layska daadinayaan, sheekadaas waxaa ku badan […]

Categories
Fatwada

Buumadayda ayaan qoyaan ku arkay qubeys miyaa layga rabaa

Su’aasha: Suaal ayaan qabaa aniga aanan gaceynteyda adeegsan ayaan seexday markii Soo kacay waxaan arkay buumadii qoyaan ah markii aan istijaabiyay kacsigeyga waa uu jogaa. Jawaabta: Qofka asoo hurdaya  hadduu isku arko qoyaan kasoo baxay xubintiisa taranka qubeys ayaa ku waajibayo, waa janaabo, shardi ma aha inuu gacantiisa ku keeno biyaha ama inuu arko riyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Darajada imtaxaanka iskuulka maxaa lagu fasiraa

Darajada imtaxaanka iskuulka maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan kuriyooday anoo imtixaankii iskuulka keenay 325 keenay kawaran oo madhacaya Fasirka: haddii aad tahay arday imtaxaan sugaya waxaa laga yaabaa riayada inay tahay mid nafta ku sheekeynasanaso, illeen qofka wuu ku riyoodaa waxa naftiisa ku jiro. haddii aadan ahayn qof adrady imtaxaan sugaya, riyada waxaa lagu fasiri […]

Categories
News Sawirada

Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali sanadka 1440-ka

Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali sanadka 1440-ka Sawirkan caadi ma aha waa sawir aad u qiime badan. ninkan wuxuu ku mutaysanayaa sawirkan amaan ballaaran. sidan ayaa laga rabaa qoys kaste soomaaliyeed inay ahaadaan. soomaalida waa dad Ilaahay ku mannaystay diinta islaamka. waana dadka ugu xijaabka fiican dunida muslinka aan maanta joogno. dawlado badan carab ah […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Camalka aakhiro waxtaro iyo falka qofka naarta geeyo

Camalka aakhiro waxtaro iyo falka qofka naarta geeyo Aduunkan aan ku nool nahay waxaa taallo shaqo, shaqadaas ayaa natiijo ka imaanayso, natiijada waxay ku xiran tahay shaqadaas waxay ay tahay, khayr ama shar. Cibaadada haddaysan saameynin qofka akhlaaqdiisa oo dhaqankiisana aysan toosinin wax ay u tarayso malaha adduunka, aakhirana wax miro ay leedahay ma jiraan, […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Calaamadaha khaatumada fiican

Khaatumada waxaa laga wadaa  qofka noloshiisa qaabka ay u dhamaanayso ama gabagabbada nolosha. Qof kaste ma heli karo khaatumo suuban waxaa kaliya helaya qofkii Ilaahay siiyo. Laakin waxaa jira astaamo oo qofka ku helo karo khaatumo wanaagsan. Waxaa ka mid ah arrimaha khaatumada wanaagsan sabab u noqon kara ikhlaaska iyo camalka suuban inuu qofka daa’imo […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Alle siduu khalqiga amarkiisa ugu fuliyo

Alle siduu khalqiga amarkiisa ugu fuliyo Awoodda Alle lama soo koobi karo wax ka awood badan ma jiro Markaad eegto aaydaha quraanka kariimka si fiican ayaad u ogaan kartaa awoodda Alle meesha ay gaarsiisan tahay. Qofka muslimka waa inuu sidaas ogaadaa, waa waddada uu ku dejin karo qalbigiisa wuxuu ku helaa arrintaas xasilooni. wuxuu leeyahay […]