Dil toogasho ayaa lagu xukumay kuwii ku kacay dilka iyo kufsiga

Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sadexdii Nin ee loo heystay Kufsigii iyo dilkii gabadhhii yarayd Caasho ilyaas, maxkamadda sareĀ  iyadoo ku raacday Go’aankii labadii Maxkamadood ee hore.

War degdeg kuwii kufsaday caasho oo dil lagu xukumay
War degdeg kuwii kufsaday caasho oo dil lagu xukumay
blank
raga kufsaday caaisho

Labo ka mid ah ragga la xukumay ayaa walaalo ah,waana maxkamadii ugu danbeysay ee Puntland.

Ragan waxay geyteen kufsi iyo dil sidey iayguba qirteen.

waxay kala yihiin ragan:

1- Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame
2- Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame
3- Cabdishakuur Maxamed Digge

 

The Puntland Supreme Court has sentenced three men to death for the rape and murder of a young girl, Aasho Ilyas, the Supreme Court, following the decisions of the two previous courts.
Two of the men sentenced are brothers, and this is the last court in Puntland.

The men committed the rape and murder, as they have confessed.

They are:

1- Abdifitaah Abdirahman Warsame
2- Abdisalan Abdirahman Warsame
3- Abdishakur Mohamed Digge

Leave a Reply