Kulanka daaciga Abuukar Maxamed iyo Sh Umal
Daaciga dhalinyarada ah oo lagu magacaabo Abuukar Maxamed ayaa la kulmay Sheekh Maxamed Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Abuukat oo u bandhigay kitaabka uu qoray oo lagu magacaabo “Ku Raaxayso Noloshaada”

sawiro ayay iska galeen waa kuwan sawirada:
wuxuu kusoo qoray bartiisa Facebook:
Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in aan maanta kulan aad u qurux badan la qaatay Shekheega aan jecelahay Sh Maxamed umal una hadiyeeyo Kitaabkeyga “Ku Raaxayso Noloshaada” ❤️
A young preacher named Abuukar Mohamed met Sheikh Mohamed Umal, one of the Somali scholars living in Nairobi, Kenya. Abuukat presented him with his book called “Enjoy Your Life”.
They took pictures together, here are the pictures:
He wrote on his Facebook page:
I am very happy that today I had a very beautiful meeting with my favorite Sheikh, Sh Mohamed Umal, and he gifted me my book “Enjoy Your Life” ❤️
