Categories
Siyaasa - politics

Yaa ridi rabo dowladda Soomaaliyeed

Yaa ridi rabo dowladda Soomaaliyeed Amin arts wuxuu soo sawiray sawir tilmaamaya dadka uu u arko inay rabaan burburka dowladda soomaaliyeed. laakin in badan soomaalida kamid ah waxay u arkaan inuu Farmaajo yahay qof aan ku habboonayn maamulka ama hoggaanka soomaali. marka aragtidaada sideed u aragtaa waxa uu soo bandhigay amin arts oo ah sawirka […]

Categories
Caafimaadka Health

Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa

Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa Bad smell of the feet, causes and treatment Sida la og yahay dad badan ayaa ka sheegta urka ama shiirka cagaha oo aan loo adkaysan karin waxaa keeno sababo badan waxaa ugu muhimsan sababaha soo socda: 1- Dhididka xadka ka baxsan, waa xaalad jirka soo daayo dhidid badan […]

Categories
Software

Sida fudud Youtube lacag looga helo

Sida fudud Youtube lacag looga helo Way sahlan tahay in lacag laga sameeyo webk caanka ku ah muuqaallada Video-ga Youtube. Qofka wuxuu lacaga kaga heli karaa inuu furto channel waana sahal in la furto waana free lacag ma aha, qofka haysta Gmail si dhaqsi ayuu ku furan karaa Channel oo isaga gaar u ah. marka […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Fadliga shahiidka Islaamka meesha uu geeyay

Fadliga shahiidka Islaamka meesha uu geeyay Jihaadka waa camal aad u fiican oo meel weyn ka taagan diinta islaamka, qofka shahiidka ah wuxuu gaarayaa darajo aad u sarreysa, qofka muslinka ah marka uu ku dhinto waddada Alle waa shahiid. Fadliga shahiidka iyo shadaada dar Alle lama soo koobi karo nusuus badan ayaa kusoo aroortay Alle […]

Categories
Bulsho Society News Sawirada

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya Soomaali oo waxbarashada soo badanayso  jaamacadaha waxaa ka qalinjabiya arday badan sannad walba. waxay isugu jiraan wiilal iyo gabdhaba. Waagii hore dadka soomaaliyeed kuma dadaali jirin waxbarashada heerka jaamacadeed laakin hadda wadanka wuxuu noqday mid ka duwan waagii hore. aad baa loo dhigtaa waxbarashada heerka jaamacadda […]

Categories
Caafimaadka Health

Raga maxaa ka damiya xubinta taranka xiliga galmada

Raga maxaa ka damiya xubinta taranka xiliga galmada Psychological things that affect men during intimacy Raga maxaa ka damiya xubinta taranka xiliga galmada Maxaa keena ninka inuu geedka ka damo markuu galmada ku jiro Waxa ugu weyn oo ninka ka damiyo geedka waa walwalka ama cabsida ama isku kalsoonaan la’aanta raga qaarkii marka ay xaaskooda […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican

Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican Waxaa laga yaabaa qofka in la sixro ama la illeysto  waxa ugu fiican qofka isku daaweyn karo waa Quraanka kariimka iyo sunnada nabiga qofka wuxuu akhrisanaa  suuradahan soo socda iyo ducooyinkan: سورة البقرة سورة الفلق سورة الناس سورة الفاتحة Ducooyinka waa kuwan: أَعوذ بالله السمِيعِ العليمِ من الشّيطان […]