Yaa ridi rabo dowladda Soomaaliyeed
Amin arts wuxuu soo sawiray sawir tilmaamaya dadka uu u arko inay rabaan burburka dowladda soomaaliyeed.
laakin in badan soomaalida kamid ah waxay u arkaan inuu Farmaajo yahay qof aan ku habboonayn maamulka ama hoggaanka soomaali.
marka aragtidaada sideed u aragtaa waxa uu soo bandhigay amin arts oo ah sawirka tilmaamaya inuu yahay xasabn sheekh qofka raba inay soomaali burburto
Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay
Who wishes fail for Somali state ?
Amin Arts has drawn a picture that depicts people who he believes want the collapse of the Somali government.
But many Somalis see Farmaajo as someone who is not suitable for the Somali government or leadership.
So what do you think of what Amin Arts has shown, which is a picture that depicts him as a sheikh who wants Somalia to collapse.
