Sida fudud Youtube lacag looga helo
Way sahlan tahay in lacag laga sameeyo webk caanka ku ah muuqaallada Video-ga Youtube.
Qofka wuxuu lacaga kaga heli karaa inuu furto channel waana sahal in la furto waana free lacag ma aha, qofka haysta Gmail si dhaqsi ayuu ku furan karaa Channel oo isaga gaar u ah.
marka aad furato waxaad ku shubaysaa video adiga aad leedahay, waxaana shardi ah inaadan khilaafin shuruudaha u degsan shirkadda Youtube.

inakstoo Youtube ay soo rogeen shuruudo cusub lagu oggolaanasho channaalada cusun markii hore ma jirin.
waxaadna ka akhrisan kartaa halkan shuruudaha u degsan Youtube.
marka shurduudaha aad buuxiso waxaad dalbanaysaa inaad ka mid noqoto barnaamishka xaheysiinta oo loo yaqaano Google AdSense
waxay ku xiran tahay lacagta aad helayso sida loo soo booqanayo kanaalkaaga.
dadka lacagta ka hela Youtube aad bay ugu kala duwan yhiin inta ay ka helayaan.
marka adiga ayay kugu xiran tahay kanaalkaaga wixii aad kusoo bandhigayso dadka waxay ugu jecel yihiin ayaana inta badan socda, oo laga helayaa waayo booqasho badan ayuu keenayaa.
Waxaa jira webyo kale lacag lagam sameyn karo halkaan ka gal:
Webka File Upload sida lacag looga sameeyo
How to get Youtube Policy & claim basics
It is easy to make money on the popular video website YouTube.
A person can earn money by opening a channel and it is easy to open and it is not free, anyone with a Gmail account can quickly open a Channel that is their own.
When you open it, you upload a video that you own, and the condition is that you do not violate the terms and conditions set by the YouTube company.
However, YouTube has imposed new conditions for approving new channels that did not exist before.
You can read about the terms and conditions set by YouTube here.
When you meet the conditions, you apply to be part of the advertising program known as Google AdSense
It depends on the money you get from how your channel is visited.
People who earn money from YouTube vary greatly in how much they get from it.
So it depends on you, what you show on your channel is what people like the most, and it is often found because it brings more visits.
There are other websites where you can make money, visit here:
