Madinimada inay keento malaga yaabaa dabeecad xumo iyo maseyr

Madinimada inay keento malaga yaabaa dabeecad xumo iyo maseyr

Su’aasha: asc Bahda daruuro waxan ahay nin dhalinyaro ah waxan ladhibanahay kalsooni daro, dabeecad xumo, sidoo kale maseer kali socodna waan ahay sidoo kale waxan ahay nin kaligii meel kuso koray yacnii madi ah wax walaal ah oo dhanka hooyo ah majirto aabe iyo hooyana anoo yar ayay isku dhaceen marka inaad kaligaa sookortay masababtaa […]

Ninkayga qolka ma ila seexdo taas maxaa keeno

Ninkayga qolka ma ila seexdo taas maxaa keeno

Su’aasha: scw bahda darur ninkayga qolka ma ila seexdo wuxuu ka helaa inuu qol kale seexdo wuxuu u imaana kaliya galmada  markuu dhamaysto qolkiisa ayuu aadaa, anigana waxaan rabaa inuu iala hurdo taas maxaa keeno nimanka inaysan naagahooda hal qol aan la seexanin. Jawaabta: Dhaqanka wanaagsan ninka iyo xaaskiisa waxaa ka mid ah inuu hal […]

Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka

Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka

Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka Qoyska ama reerka ama familka ama caa’ilada ama usrada waxaad dhahdaba diinta islaamka meel weyn ayay geysay waxay tilmaantay wanaagga qoyska inuu saameeyo wanaagga bulshada, haddii qoyska uu tooso bulshadana way toosaysaa, qoyskana wuxuu kasoo bilowdaa nin iyo naag nolol wadaagay oo ubad dhalay, marka waxaa muhimsan in […]

Dabeecadaha dadka sida lagu ogaado

Dabeecadaha dadka sida lagu ogaado

Dabeecadaha dadka sida lagu ogaado Dabeecadaha dadka qaabab badan ayay u kala baxaan, sida lagu garto aad bay u adag tahay qofka haddaan lala dhaqmin. Xadiiskan waxaan ka faa’idaynaa astaamaha lagu garto dabeecadaha dadka. Qaababka qofka lagu ogaan karo dabcigiisa inuu yahay qof wanaagsan ama qof xun, waxaa laga wariay Cumar bin Alkhaddaab arrin tilmaamayso […]

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dadka iimaanka leh waxay leeyihiin astaamo lagu garto, iyo dhaqan suuban oo ka soocaya dadka xunxun. Nusuus badan ayaana tilmaantay arrintaas halkaan ayaad ka arki doontaa. Alle wuxuu sheegay dadka iimaanka leh inay ku degdegaan khayraadka, waxay ka baqayaan inaan laga aqbalin, rajo damac ayay ka qabaan in laga aqbalo oo abaalkiisa ay helaan, wuxuu […]

Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah

Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah

Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah Diinta islaamka waa diin nadaafad la timid, carabta inta uusan islaamka u imaanin waxay haayeen dad aad u wasakh badan sidaas oo kale ayay ahaayeen reer galbeedka ilaa iyo haddana way yihiin xataa saxarada isma dhaqaan kaliya waxay ku tirtiraan waraaq sidoo kale kaadida. Diinta islaamka waxay ku dadaashay […]