Rwanda oo Smart phones soo saarayso
Madaxweynaha wadanka RWANDA Paul Kagame ayaa maanta caasimadda Kigali ka furay warshadii ugu horaysay ee samaynasa Talefanada Mobilka “Smart Phones” oo lagu sameeyay Afrika.
Engineerada iyo khubarada Software samaynaya ayaa u wada dhashay dalkiisa.
Dhowr bilood ka hor ayaa Ruwanda hawada sare u dirtay Dayax gacmeed ay leeyihiin ayaga oo loogu talagalay Cilmi baarista iyo internetka oo loo adeegsan doono waxbarashada Iskuulada iyo Jaamacadaha.
Dagaalka sokeeye ay soo martay Rwanda aad buu uga darnaa kan soomaali ay soo martay ilaa haddana soomaali kama soo kabsanin
Mobilka jeebka la gashado dhib miyuu keenaa
Rwandan President Paul Kagame today inaugurated the first factory in Africa to manufacture “Smart Phones” in the capital Kigali.
The engineers and software developers are all native to the country.
A few months ago, Rwanda launched a satellite into space that will be used for research and internet education in schools and universities.
The civil war that Rwanda went through was much worse than the one that Somalia went through and Somalia has not yet recovered.

